Mid kamid ah Wadamada Islaamka oo hakiyay Qorshe Caasimad cusub ku dhisan lahaa !!

Dowlada Indonesia ayaa hakisay qorshe ay ku dooneysay in sanadka soo socda ee 2021-ka ku bilowdo dhismaha magaalo cusub oo caasimad u noqon laheyd dalkaasi ,kadib markii caasimada Jakarta ee noqotay mid cariiri ah. Xukuumada Indonesia ayaa la sheegay in ay hakisay qorshaha caasimadan cusub lagu dhisi lahaa kadib markii dalkaasi uu saameyn xoogan ku … Continue reading Mid kamid ah Wadamada Islaamka oo hakiyay Qorshe Caasimad cusub ku dhisan lahaa !!